Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo kormeeray Goobaha Biyo fariisadka ah
Ku-simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed, ayaa kormeeray waraha iyo Biyo qabadyada Magaalada Muqdisho si loogu diyaar garoobo roobabka xagaaga ee...
Read more











