Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimahii hore ee NISA oo u hambalyeeyay Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimahii hore ee NISA oo u hambalyeeyay Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

“Marka hore waxa aan si gaar ah ugu mahad-celinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo isiiyay fursad aan ugu adeego dadkeyga iyo dalkeyga laga soo bilaabo May 26, 2022 ilaa maanta oo aan hayey xilka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, sidoo kale waxa aan u mahad-celinayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, iyo Golihiisa Wasiirada oo ila garab taagnaa kalsooni iyo wada shaqeyn hagar la’aan ah iyo Guddoonka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal.

Intaas kaddib, waxaan hambalyo u dirayaa Taliyaha cusub ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo markale nasiib u yeeshay in uu maamulo Hay’adda NISA.

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

Ugu dambeyn, waxaan bulshada Soomaaliyeed ugu adeegnay awood tan ugu sarreysa ee aan heli karnay, waxaana xusid mudan in shaqadaas adag ay laf dhabar u ahaayeen Saraakiisha iyo howl- wadeennada Hay’adda oo garab igu siiyay, waxaan leeyahay dhammaantiin waa mahadsantihiin.”

Previous Post

Cabdullaahi Maxamed (Sanbaloolshe) oo loo magacaabay markii seddexaad Agaasimaha NISA

Next Post

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

Next Post
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In