Madaxweynaha Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Dalka Ereteriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Dalka Ereteriya, ayaa wax uu kaga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya xiriirka Ereteriya iyo Soomaaliya iyo...
Read more











