Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u dirtay deegaanka Janaale
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka Ambabaxay Degaan xebeedka...
Read more











