Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka sammeeyay Shabeellada hoose
Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo baaxad leh laguna baacsanayay khawaarinta ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka...
Read more











