Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka XDS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kormeeray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaana ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow....
Read more











