Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay Cabdillaahi Oo guul kasoo hooyay tartanka Orodka Qaarada Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud...
Read more











