Madaxweyne Xasan Sheekh oo Farxadda Ciidda la qaatay Caruurta Shuhadadii Ciidanka Xoogga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid carruurta Halyeeyadii ku shahiiday dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta ayaa tilmaamay...
Read more











