Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo Xafiiskasa ku qaabilay Saraakiil ka socotay dowladda Tukiga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dowlada Tukiga. Kulankan ayaana daarnaa sidii loo dar dag galin lahaa tababarada iyo tayeenta Ciidanka...
Read more










