Somali Prime Minister meets with the US President
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, HE Hamza Abdi Barre met with the President of the United States of America, Joe Biden in New York where he...
Read moreThe Prime Minister of the Federal Government of Somalia, HE Hamza Abdi Barre met with the President of the United States of America, Joe Biden in New York where he...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbarashada dalka ayaa tilmaamay in faqriga, caafimaad darrada iyo siyaasadda gurracan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Midowga Yurub Marwo...
Read moreWasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa daah-furay shir looga hadlayay Istaraatiijiyada adeega 5G,kaa oo ay ka qeyb galeen xubnno ka socoday xarumaha Isgaarsiinta...
Read moreGabdho Soomaaliyeed oo Dalka iyo dibada kala jooga oo isku xilqaamay garab-istaaga Ciidamada, ayaa Deeqo kala duwan soo gaarsiiyay Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ee khawaarijta ka...
Read moreWasiirka Warfaafinta Dhaqanka iDalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda, ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo saxiibada Caalamka ay kawadaan degaannada, Oobaale...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Huruuse, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Ururka G77+China oo Laba maalin ka socday Magaalada Havana ee dalka Cuba. Ururka G77,...
Read moreThe Prime Minister of the Federal Government of Somalia, HE Hamza Abdi Barre and a delegation he led left for the United States of America to attend the United Nations...
Read moreHaweenka Magaalada Ceelguule ee Gobolka Mudug, ayaa deeq taakulo ah oo iskugu jirto Xoolo ,Biyo iyo Cunnooyin ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka. Madasha Deeqdaan...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa xariga ka jaray Warshada sameynta Macmacaanka SOMADO oo ay hirgelinteeda iska kaashadeen Hey’adda Horumarinta Mashaariicda ee TIKA iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho