Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir dowalaha Wasaaradda Cadaaladda oo daah furtay kulan dadweyne oo lagu eegayo Dastuurka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir dowalaha Wasaaradda Cadaaladda oo daah furtay kulan dadweyne oo lagu eegayo Dastuurka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan dadweyne oo socon doono labo maalmood, ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru dowladaha Wasaaradda Marwo Mumino Sheekh Cumar, Xoghayaha joogtada, Wasiirada dastuurka ee DXDF, labada Guddi ee dib-u-egista dastuurka, qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa ujeedkiisu yahay aragtida bulashada ku aadan Heshiisyada Siyaasadeed oo ay gaareen Madasha Golaha Wadatashiga Qaran.

Shirkan oo soconaya muddo labo maalmood ah, ayaa waxaa la filayaa in ay ka soo baxaan:

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

1- In lasoo bandhigo ilaa hada waxii horumar laga gaaray qodabada muhiimka u ah qabya tirka dastuurka iyo waxi ka dhiman.

2- In laga tashado daneeyayaasha kala duwan sida wax ku oolka ah oo ay ugu qeyb qaadan karaan Dib u eegista Dastuurka.

3- In sare loo qaado Dareenka wadashaqeynta, Wadar oggol iyo Ka qeyb gal loo dhan yahay si loo gaaro go’aan Wadar oggol ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyay Minneapolis.SAWIRRO.

Next Post

Somali, Djibouti leaders meet U.S Secretary of Defense, focuss regional security issues

Next Post
Somali, Djibouti leaders meet U.S Secretary of Defense, focuss regional security issues

Somali, Djibouti leaders meet U.S Secretary of Defense, focuss regional security issues

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In