Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray xarunta Miino-baarista Booliiska
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Xarunta Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB), halkaas oo uu taliyaha kula kulmay hoggaanka xaruntaas. Taliyaha ayaa indho-indheeyay dhisme ka socda...
Read more











