Guddoomiye Abshirow oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha G/Wakiilada Hirshabeelle
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyha Golaha Wakiiladda Hirshabelle Mudane Cabdixakiin Xaaji Maxamed luqmaan iyo xubno...
Read more











