Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya oo kulan la qaatay ardayda halkaa wax ka barata
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir, ayaa magaalada Dhaka ee caasimadda dalka Bangladhesh, kulan kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi wax ka barata. Kulanka...
Read more











