Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo gaaray Baydhabo
Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo,ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Agaasimaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan,Maareyaha...
Read more











