Generaal Biixi Oo Booqday Furimaha Dagaalka Ee Gobolka Hiiraan
Taliyaha Ciidanka Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Taliyaha qeybta 27-ee Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Tawane Axmed Maxamed, Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiil...
Read more











