Hay’adda SOMDA Oo Deeqo Kala Duwan U Qeybisay Barakacayaasha Ku Sugay D.Deyniile
Hay'adda maareeynta Masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa gaarsiisay kaamamka Barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada Dayniile deeq raashin ah oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka...
Read more











