Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha dawladda Turkey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mehmet Yilmaaz oo ay ka wada-hadleen...
Read more











