Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Madax Ka socotay Hay’adda MSF

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Madax Ka socotay Hay’adda MSF
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo Xafiiska Ku qaabiley Wafdi ka socday Hey’adda MSF.

Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryama Maxamed Xuseen, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mr Axmed Yuusuf Cabdulle iyo qaar ka mid ah howl wadeenada Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

September 1, 2026

Wafdigaan ka socdey MSF,ayaa warbixino ku saabsan wadashaqeynta kala dhaxeysa Wasaaradda u gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo kaalinka ay ku leeyihiin horumarinta qeybta Caafimaadka Soomaaliya.

Xubnaha ka socday Hey’adda MSF ayaa sidoo kale xusay in ay gacan ka geysan doonaan Barnaamijyada lagu horumarinayo Caafimaadka maadaama Bulshadeenu u baahan tahay adeeg Caafimaad oo buuxa si loo hello barnaamijka xalka waara ee qeybta Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliyeed.

Hey’adda MSF, ayaa qeyb ka ah hey’addaha taageera Mashaariicda iyo gargaarka Caafimaadka Soomaaliya, iyagoona xusey xoojinta howlaha ay ka hayaan qeybaha Caafimaadka dalka iyo in la dardargaliyo gargaarka bani’aadannimo ee qorshuhu yahay in laga hirgaliyo dhamaan Gobolada Dalka.

Labada dhinac, ayaa ugu dambeyn isla gartay in dib loo cusboonaysiiyo heshiiska iskaashiga iyo sidoo kale in la xoojiyo adeegyada laga fulinaya deegaanada ay baahida Caafimaad ka jirto, iyo in loo gudbo meelaha ay adag tahay in lagaarsiiyo taageerada Barnaamijyada Caafimaad ee luugu talagaley dadka qaba baahiyaha Caafimaad.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ugu dambeyn Madaxda MSF kala hadley xoojinta Mashaariicda ay bixiyaan iyo in la dardar galiyo wadashaqeynta kala dhaxeysa Wasaaradda si loo Horumariyo qeybta Caafimaadka Dalka iyo in ay ka qeyb qaataan gurmadka Caafimaad iyo kan nolaleed ee loo baahan yahay in la gaarsiiyo dadka.

Previous Post

Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga

Next Post

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Oo Ku Lan La Yeeshay Safiirka Midowga Yurubย 

Next Post
Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Oo Ku Lan La Yeeshay Safiirka Midowga Yurubย 

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Oo Ku Lan La Yeeshay Safiirka Midowga Yurubย 

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

September 1, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hayโ€™ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hayโ€™ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

September 1, 2026
0

Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In