Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Warbixin Ku Saabsan Dhismaha Waddo Laami Ah Oo Dhisan Ku Dhawaad 50sanoย 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka, Warbixinno
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Laamigaan oo dhisan Muddo ku dhow 50 sano ah ka hor, ayaa ah mid ka mida dhaxalka dheemankaa ee shacabka Soomaaliyeed kala hareen Dowladdii dhexe Soomaaliya. Balse mudadas dheer ka dib aan helin Dayactir iyo Daryeel bulsho toona.

Warbixinteenan waxaa si gaara uga waramaynaa inka badan 20 buundo oo uu leeyahay laamiga inta u dhexaysa Gaalkacyo iyo Galinsoor oo qaarkooda qarka u saaran yihiin inay go’aan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Shan ka mida Buundooyinka, ayaa qarka u saaray inay Go’aan haddii aan laga gaarin maalmaha soo socda sida uu sharaxayo Eng Cabdi Axmed Cilmi (Ilkacse) oo ah Isxilqaame aqoontiisa ugu deeqay ogaanshaha Dayactirka ay u baahan yihiin buundooyinka.

Sanadkii 1972dii oo la dhisay Waddadaan iyo Buundooyinkaan ku tixan, Miisaanka Gaadiidka loogu Talogalay, ayaa 12tan iyo 20 Sano oo kasta in dayactir lagu sameeyo Sida uu noo sheegey Xuseen Maxamed Kadiye oo kamid ahaa Shaqaalihii shirkaddii shiinaha ee dhisma laamigaan.

Bur burka Waddadaan waxay saamayn gaara ku leedahay Gaadiidka isaga kala goosha Gaalkacyo ilaa Caasimada Galmudug, kuwaas oo xamuulka ka soo qaada Boosaaso iyo Barbara, Maxamed Cabdiwali (isgowrac) waa wade Gaari isjiid ah, waxa uu nala wadaagay Caqabada ay ku qabaan wadadaan iyo Canshuurta Fara badan ee laga qaado.

Dhowr isku day oo Dhallinyarada degmada Bandiiradley ku doonayeen inay ku cayshaan mid kamida buundooyinka ugu halista badan isla markaana qarka u saaran inay go’aan, ayaa dalbaday in lagala qeyb qaato dhismaha Labo buundo oo ku yaala Bandiiradley iyo Degaanka Baagga balaqay oo labadu Halis yihiin.

Guddoomiyaha degaanka Dagaari Nageeye Xasan Haybe, ayaa tilmaamay maamulkiisa, kan saddex Higlo iyo Bandiiradley ba ay qaadanayaan doorkooda ku aadan Dayactirka Buundooyinkaan, balse awood ahaan aysan ku filnayn.

Baaxad halista ka soo socota wadadaan oo wax laga qaban, ayaa ah mid saamayn weyn ku yeelanaysa Maaliyadda Galmudug oo ku tiirsan, isku socodka Bulshada Gobolada Dalka, sigaara Galmudug. Waxaana taas silooga Baaqsado arrintaan soo bandhigisteeda u istaagay Koox Wariyaal ah, kambaniga Star Group oo lahaa kaalinta ugu muhiinsan ee Gadiidka safarka.

Qoray:Baashi Hobyo

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Turkigaย 

Next Post

Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga

Next Post
Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga

Guddiga Shirka Dib-u-hishiinta KGS Oo Kulan La Qaatay Sarakiisha Lamaha amniga

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In