R/Wasaare ku-xigeenka oo shir guddoomiyey kulan hoosadka dhaqalaha
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Tiirka Dhaqaalaha. Guddiga, ayaa soo bandhigay waxqabadkoodii iyo mashaariicda hir-galay sannadkii la soo dhaafay iyadoo...
Read more











