Shirka Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu qabtay Gaalkacyo
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Mudan Faysal Sheikh Cali (Jifo Jabsade) ,ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Amniga Gobalka Mudug. Waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Dagmada Gaalkacayo,Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobalka Mudug Xisaabiyaha maaliyadda Gobalka,...
Read more











