Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmadka Abaaraha KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda IOM 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmadka Abaaraha KGS Oo Kulan La Qaatay Madaxda IOM 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la qaatey madax ka socotay Hay’adda IOM.

Wafdiga, ayaa waxaa hoggaaminayey Amy Pope oo ah Ku-xigeenka guud ee Hay’adda IOM.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush, ayaa ugu Mahadceliyey Hay’adda IOM shaqada kala duwan oo ay ka wadaan deegaanada hoos taga Dowlad Gobaleedka Koonfur-galbeed Galbeed Soomaaliya.

U jeedada wafdiga IOM,ayaa ah iney qiimeeyaan xaaladda, oggadaane baahiyaha, Iyo sida u kala muhiimsan yihiin.

Waxayna ballan qaadeen iney kordhinayaan dadaaladooda gurmadka Abaaraha ee socda.

Previous Post

Taliyaha Guutada 5 -aad qeybta 27 aad CXD oo gaaray degaanada cadawaga laga xoreeyay ee Gobolka Hiiraan

Next Post

Garowe Oo Maanta Lagu Qabtay Kulan ku Aadan Tallaalka COVID-19 ” SAWIRRO “

Next Post
Garowe Oo Maanta Lagu Qabtay Kulan ku Aadan Tallaalka COVID-19 ” SAWIRRO “

Garowe Oo Maanta Lagu Qabtay Kulan ku Aadan Tallaalka COVID-19 " SAWIRRO "

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In