Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo argagixisada Al-Shabaab kala wareegay deegaano u dhow Janaale “SAWIRRO”
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose oo kala ah "Buulo Arundi. Malable. Siigaale bari. Busley daa’uud iyo beeraha baay" oo ay Argagixisada isku...
Read more