Hirshabelle oo shaacisay qabashada doorashada saddex kursi
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada kuraasta hoos ku xusan kuwaasi oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Baladwayne. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah:...
Read more