Wasiirka Caafimaadka Oo Kamid Noqday Dadkii Ku Deeqay Dhiiggooda
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa ka mid noqdey Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhiigga u shubey Shacabkii shaley ay xasuuqeen khawaarijta ee dhaawacyada...
Read more











