Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada seddex kursi
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed Galmudug oo shaaciyeen Guddiga Xulista Ergada kuraasta seddex kursi oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee dorashadooda ka socoto Dhuusamareeb. Jadwalka doorashadooda kuraasta oo...
Read more