Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo Booqday Xerada Ciidanka Daraawiishta ee D.Wasil

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo Booqday Xerada Ciidanka Daraawiishta ee D.Wasil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kamid yahay Wasiir dowlaha Amniga Galmudug, ahna kusimaha Wasiirka Amniga ayaa booqasho ku tagay Xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku taalla degmada Wisil ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta, isagoona warbixinno ka dhageestay saraakiisha iyo wax garadka degmada Wisil, taas oo ku aadan xaaladda guud ee Amniga degmada Wisil iyo deegaanada hoos yimaada halkaas oo lagu jabiyay kooxaha Argagixisada.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye: ” Waa inaad laba jibaartaann dagaalada kooxaha Argagixisada looga sifeenayo Galmudug, loogana hortagayo inay uga gudbaan deegaanada Soomaalida ee dariska la ah Galmudug”

“Waa inaad Ugu tagtaan Argagixada goobaha ay kasoo dulaan, lagana xorreeyo Shacabka ay ku gumaadayaan deeganaada ay haatan ku suganyihiin Argagixisada”.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay xalada Amni ee Caasimadda

Next Post

Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin kormeeray deegaanno dhaca Waqooyiga Hiiraan

Next Post
Saraakiil ciidan iyo Mas’uuliyiin kormeeray deegaanno dhaca Waqooyiga Hiiraan

Saraakiil ciidan iyo Mas'uuliyiin kormeeray deegaanno dhaca Waqooyiga Hiiraan

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In