Kulan looga hadlaayo amniga Puntland oo lagu qabtay Nugaal.
Shirkaan waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyin kala duwan waxaana kamid ahaa Wasiirka Caddalada Puntland,Wasiir ku-xigeenka amniga,Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland,Guddomiyaha Gobolka Nugaal,Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal,Gudoomiyaha Degmada Garoowe, Nabadoonada kala...
Read more