Friday, November 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga La Dagaallanka Musuqmaasuqa Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday UN “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga La Dagaallanka Musuqmaasuqa Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday UN “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo uu hoggaaminayo Madaxa Xafiiska UNODC ee Soomaaliya, Mr. Reginald Pitts iyo Lataliyaha Gaarka ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee UNODC Mr. David Robinson ayaa maanta booqasho ku yimid xafiiska Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa Soomaaliya .

Wafdiga ayaa waxa xarunta guddiga kusoo dhaweeyay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga ahna ku-simaha Guddoomiyaha Dr. Xasan khaliif Xasan iyo xubnaha kale ee ka tirsan Guddiga, Intaa kadib waxaa shir wada qaatay labada dhinac, kaasoo ay xubnaha guddiga warbixin ka siiyeen masโ€™uuliyiinta ka socotay UNODC dadaalada uu Guddiga Madaxa Bannaan ee Ladagaallanka Musuqmaasuqa ka sameeyay la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo fulinta Axdiyada iyo heshiisyada la dagaallanka musuqmaasuqa ee caalamiga ah.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026

Dhankooda madaxda ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC ayaa soo dhaweeyay dedaallada laga sameeyay la-dagaallanka musuqmaasuqa ee uu hormuudka ka yahay Guddiga Madaxa-bannaan ee La-Dagaallanka Musuqmaasuqa ee Soomaaliya. Sidoo kale, wuxuu ballanqaaaday in ay sii wadi doonaan taageerada iyo la shaqeynta guddiga.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamse Oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Next Post

Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

Next Post
Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo dhaariyay Xildhibaanno cusub oo Golaha ku soo biiray

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

XIL-KA QAADIS IYO MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE DALKA

November 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In