Golaha Wasiirada oo ansixiyay Miisaaniyada rubaca labaad ee sanadka “SAWIRRO”
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan $ 206,474,223, taas oo loo qoondeeyey howl fulinta dowladda...
Read more











