Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Aadan Cadde ku soo dhaweysay wafdi ka socda WHO
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo ay weheliyaan, Agaasimayaasha Wasaaradda Caafimaadka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Agaasime Gobaleedka Mandiqadda Mediterranean-ka ee loo...
Read more











