Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo u diyaar garoowbaya xilli roobaadka nagu soo fooda leh

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan u diyaar-garowga xilli roobaadka nagu soo fooda leh, iyadoona dib-u-dayactir xoogan lagu wado Waraha Biyo qabadka iyo Bulaacadaha biyaha qaada ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Mustaf Cali Kheyre iyo Agaasimaha Guud ee Waaxda Howlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kormeerku tagay Warta Ex School Xamar Jadiid iyo Biyo-dageenka Daallo oo ay ka socoto dib-u-dhis balaaran si xal waara loogu helo biyo fariisidka goobahaasi ka sameesma xilli roobaadyada. .

Related posts

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

July 13, 2026
Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
Previous Post

Ku-simaha Madaxweynah Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socday QM “SAWIRRO” 

Next Post

Akhriso Guud ahaan Liiska Xildhibaannada qaatay Shahaadada

Next Post

Akhriso Guud ahaan Liiska Xildhibaannada qaatay Shahaadada

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

July 13, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

July 13, 2026
0

Muqdisho - 13, luulyo, 2026: Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay...

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
0

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In