Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Samatar, Ayaa kulan la qaadatay Ku-Xigeenka Madaxa Arrimaha Bariga Afrika, ee Maraykanka Carla Benini oo ku sugan Caasimadda Muqdisho. ...
Read more











