Ra’iisul Wasaare Xamse Oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta mashaariicda horumarineed...
Read more











