Guddiga KMG Maaliyadda oo Maanta kulan Ku yeesheen xarunta Aqalka Sare “SAWIRRO”
Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka. Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka -2aad, ee labada Aqal Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Mudane Senator Cabdullaahi Cali Xersi. Guddoonka ayaa...
Read more











