Madax ka socotay WHO oo boqasho ku tagay Wasaaradda Caafimaadka “SAWIRRO”
Agaasime Gobaleedka Bariga iyo Bartamaha ee Ururka Caafimaadka Adduunka Dr. Ahmed Al-Mandhari oo ay wehelinayaan, Agaasimaha Hawlgallada ee Xafiiska EMRO, Dr Sussan Bassiri, Madaxa Xafiiska WHO Soomaaliya Dr. Mamunur Rahman...
Read more











