Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Madax ka socotay WHO oo boqasho ku tagay Wasaaradda Caafimaadka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
 Madax ka socotay  WHO oo boqasho ku tagay Wasaaradda Caafimaadka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasime Gobaleedka Bariga iyo Bartamaha ee Ururka Caafimaadka Adduunka Dr. Ahmed Al-Mandhari oo ay wehelinayaan, Agaasimaha Hawlgallada ee Xafiiska EMRO, Dr Sussan Bassiri, Madaxa Xafiiska WHO Soomaaliya Dr. Mamunur Rahman Malik iyo khubro kale ayaa maanta booqasho ku yimid Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka si ay kulamo kale duwan u la yeeshaan maamulka iyo qeybaha Wasaaradda.

Wafdiga ayaa ugu hoteyntii kulan gaar ah la yeesheen Wasiiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo ku soo dhawaysay Xafiiskeeda, Kadibna waxaa xigay kulan ballaaran oo uu wafdigu la yeeshay Agasimaha Guud Dr. Abdinasir Mukhtar Ibrahim, Agaasimayaasha Waaxaha, latliyayaasha iyo qaar kamida madaxda mashaariicda kala duwan ee Wasaaradda.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Muddii uu shirku socday, waxaa wafdiga la-la wadaagay warbixino kooban oo ku saabsan Horumaradda ay wasaaraddu ka samaysay ka jawaabiddii Caabuqa COVID-19, qorshahaynta, jiheynta iyo horumarinta adeegayda As-aasiga ah ee Caafimaadka iyo dib u habeyntii balaarneyd ee Wasaaradda ku ka sameysay hanaanka maamulka iyo maaliyadda iyo guud ahaan Iskaashiyadda sii xoogeysanya ee Wasaaradda la leedahay deeq bixiyayaasha Caalamiga ah , Hay’addaha iyo Bangiga Adduunka.

Warbixinta waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa caqabdaha ka jira dhanka adeegayda Caafimaadka iyo arrimaha ay sida gaar ah isaga kaashan doonaan Wasaaradda Caafimaadka iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO).

Dr. Ahmed Al-Mandheri oo ah Agaasime Gobaleedka Mandhiqadda Mediterranean-ka ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa markii 2aad booqasho ku imaanaya Soomaaliya muddo 3 sano guduhood ah, Ujeedada Safarka Dr. Ahmed Al-Mandheri ee sandakaan ayaa ku aadan u kuur galidda xaaladaha Caafimaad ee ka jira gudaha Dalka iyo horumaradii la sameeyay muddadii kasoo wareegtay safrkiisii 2019 ee Dr Ahmed Al-Mandheri.

Dhanka kale safarka Dr. Ahmed Al-Mandheri ayaa waxaa qeyb ka ah arrimaha Abaaraha oo aan ogsoonahay in cadurro badan ay hadda ka dhasheen abaarihii ku dhuftay dalka intiisa badan, waxaana laga wada hadlay sidii Wasaaradda Caafimaadka iyo Ururka Caafimaadka Aduunka ay usii laba laabi lahaayeen wax ka qabshada cudurada dhibta ku haya Buslahadda Soomaaliyeed iyo xaaldaha gurmadka degdega ah ee dhanka Caafimaadka.

Ugu danbeyntii, Wasiiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa u mahadcelisay wafdiga iyo khubaradda ka socotay Ururka Caafimaadka Adduunka oo uu hoggaaminaayay Agaasime Gobaleedka Mandhiqadda Mediterranean-ka ee Ururka Caafimaadka Adduunka Dr. Ahmed Al-Mandhari.

Previous Post

Diiwaangelinta Musharrixiinta Madaxweynaha oo Maalintii labaad ka socoto MuqdiSho

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirada u Jooga Midowga Yurub Soomaaliya iyo Talyaaniga

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirada u Jooga Midowga Yurub Soomaaliya iyo Talyaaniga

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirada u Jooga Midowga Yurub Soomaaliya iyo Talyaaniga

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In