Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Askari horay u dilay Saxiibkiis
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ex-dable xoogga Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf, markii uu horay u dilay marxuum Ex dable xoogga Ismaaciil Xasan Ibrahim...
Read more











