SoDMA oo furimaha hore ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo dawo loogu talagalay in lagu taageero geesiyaasha xaq u dirirka ah...
Read more











