Wasiir Ku-Xigeenka Qorshaynta oo faray hay’adaha dalka inay muujiyaan waxqabad muuqda.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, Mudane Maxamed Aadan Maxamed, ayaa faray hay’adaha dalka ka shaqeeya inay si cad u muujiyaan waxqabadkooda, isla markaana la jaanqaadaan...
Read more










