Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo si diirran u soo dhoweysay kooxda Mogadishu City Club
Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi kooxda Mogadishu City Club, kuwaas oo magaalada u jooga tartanka CAF ee qaaradda Afrika. Joogitaankooda iyo ka-qaybgalka...
Read more











