Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo ka qaatay Kaarka codeynta degmada Hodan
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee degmada Hodan, si uu ugu kuur galo...
Read more











