Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay madax ka socotay hay’adda WFP “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen,ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay'adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Marwo Laura...
Read more