Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhiggiisa dalka Mareykanka, kaas oo ku guuleystay doorashadaka dhacday dalkaasi. “Waxaan kuugu hambalyeynayaa Mudane Donald Trump guushaada taariikhiga...
Read more










