Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo furay Masruuca Iskaashiga Caalamka ee Waxbarashada dalka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah furay Masruuca Iskaashiga Caalamka ah ee Waxbarashada dalka. Mashuurcaan oo ay dowladda Soomaaliye ka taageerayaan saaxiibbada Caalamka,...
Read more










