Taliyihii hore Ciidanka Badda oo soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye
Taliyihii hore ee Ciidammada Badda Admiral Faarax Qare,ayaa soo dhaweyay heshiiska iskaashiga Difaaca badda oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga Taliyaha oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in...
Read more