Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed munaasabadda 21-ka Novembar awgeed oo ah maalin ku wayn ummadda Soomaaliyeed,...
Read more











