Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo kaasi oo ay ka wada hadleen xoojinta...
Read more











