Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo ka qeybgalay Xaflad ay ku Qalin badasheen Arday Soomaaliyeed 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo ka qeybgalay Xaflad ay ku Qalin badasheen Arday Soomaaliyeed 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa xarunta murtida Iyo Wacyigelinta uga qeyb galay xaflad ay ku qalin bedelanayeen Dufacadii 12-aad ee Bachelor Degree Iyo Dufcadii 6-aad ee Master Degree, kuwaas oo ka qalin bedeshay jaamacadaha Green Hope University Iyo Kesmonds University.

Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo xaflada khudbad ka jeediyay, ayaa marka hore u hambalyeeyay Ardayda qalin bedelenaysay, waxa uuna ku amaanay dadaalkii Iyo dulqaadkii ay muujiyeen muddadii ay halganka Waxbarashada ku jireen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Guddoomiyaha, ayaa waalidiinta, Ardayda, Macalimiinta iyo maamulka Jaamacadda ku amaanay juhdigii Iyo dadaalkii hagar la’aaneed ee ay Ardayda Soomaaliyeed geliyaan, ” Waxaan Ardayda qalin bedelatay kula dardaarmayaa in ay dadaalkooda sii laba jibaaraan islamarkaana Aqoontooda ugu adeegaan dadka Iyo dalka Soomaaliyeed oo ay sii hormariyaan Naftooda Waxbarashada ma dhammaato”.

Ugu dambeyn Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, ayaa bahda waxbarashada kula dardaarmay in ay caawiyaan waalidiinta aanan awoodin waxbarashada carruurtooda, si u badka Soomaaliyeed ay Waxbarasho u helaan.

Previous Post

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka oo gaaray Dagmada Maxaas

Next Post

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 

Next Post
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In